Home arrow Siyaasadda | Africa arrow Isaias Afworki oo Cambareeyey Duqeyntii Dhoobley
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:323
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:146
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:118
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:458
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 08 2008
Isaias Afworki oo Cambareeyey Duqeyntii Dhoobley
Written by Ali Moallim   
Saturday, 08 March 2008

"Waxaan Jeclaan lahaa in la ogaado qasaaaraha ay shacabka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ay u geeysanayaan Ciidmada Cirka ee Mareykanka iyo qasaaraha ay sidoo kale geeysanayaan Ciidamada Ethiopia ee ku sugan gudaha Dalka Soomaalia" Ayuu intaa ku daray Madaxweynaha Eritrea Isaias Afworki.

waxaa uu intaa raaciyay in weerarkaasi uu ka turjumayo in Ciidaamada IToobiya la doonayo in loo weeciyo dhanka Magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada hoose.

Sidoo kale waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay in goobta uu Mareeykanka duqeeyay ee Dhooleey ay aheeyd meel ayan ku sugneeyn wax uu ugu yeeray Mareeykanka Xubno Al qaacida ah, isla markaan uu iska duqeeyay si uu u laayo shacabka Soomaaliyeed ayuu yiri.

Isaias Afworki ayaa waxaa uu dhaliil xoogan u jeediyay Wadamada Caalamka, taasi oo ku aadaneeyd in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada arimaha murugsan ee Dalka Soomaaliya ka taagan.

Hadalka Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afworki ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili dhamaan Madaxda Dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayan wax hadla ah ka soo saarin duqeeynta uu Mareeykanka ka geeystay Magaalada Dhoobleey oo dad rayid ah ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen.

Eritrea,(insidesomalia.org)- Madaxweynaha Dalka Eritrea ayaa si weyn u dhaleeceeyay weererkii diyaaradaha dagaalka Dalka Mareeykanka ay ka geeysteen Dalka Soomaaliya todobaadkii Tagay.

Madaxweynaha Eritrea oo u waramayay Tv afka carabiga ku hadla ee Al Jasiira ayuu ku sheegay weerarkii uu Mareeykanka uu ku qaaday Magaalada Dhoobleey, waxaa uu ahaa mid aan qorsheeysneeyn isla markaana lagu ugaarsanayay dad rayid oo kaliya, waxaana uu ahaa mid fuleeynimo ah ayuu hadalkiisa siiraaciyay Madaxweeynaha Dalka Eritrea.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >